Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

TopNews : Madaxweyne Guuleed oo Gaalkacyo ku wajahan Iyo Ujeedka Socdaalkiisa “Faafaahin”

Madaxweynaha Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa xiligaan kusoo wajahan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa la filayaa in uu Magaalada Gaalkacyo usoo gaaro sidii uu ula Kulmi lahaa waxgaradka Magaalada Gaalkacyo iyo odayaasha Magaaladaas si uu kala Hadlo dagaalkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo wallow Shalay Xabad Joojin la kala dhaxdhigay Labadii Ciidan Ee dagaalamay,

Maalin ka hor ayay aheyd Markii Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland wallow hada ay xaladdu Tahay mid aad u dagan.

Dhinaca kale hubanti la’aan ku xeeran inuusan markale gaalkacyo Dagaal ka dhicin Ayaa saaka kajirta Magaalada waxaana ishorfadhiya maleyshiyadii labada Maamul ee shalay xabad joojinta la dhex dhigay.

Related posts

DEG DEG: Ciidanka NISA oo Xabsiga Dhigay Askar ka tirsan Amisom oo lagu helay iyagoo….

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo Boqday Xulka kubada Cagta Galmudug iyo dhiiligalin uu u sameyay…

admin

TOP NEWS: Dhageyso Xildhibaanada Baarlamanka oo Markii ugu Horeeysay Mooshin wax tar leh u gudbiyay Guddoonka Baarlamanka iyo Shacabka oo ….

admin