Animation

TOPNEWS:- Howlgalo ka socda Baardheere, Qoryo ,Bambaanoyin iyo Daress Ciidan oo lagu so qabtay…

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 7:33 under Somali News by admin
mqdefault

Howlgalo baxad leh oo ay sameeyen Ciidamada Darwiishta Jubbaland ee Magaalada Baardhere ayaa waxaa laga garaay Hormar.

Howlgalkan oo socda mudo saacado ah ayaa waxaa lagu soo qabtay Hub,rasaas, Bambaanoyin iyo darees Ciidan.

Saraakisha horkacaysay Howlgalkan ayaa waxaay sheegen in howlgalkaani uu noqon doono mid jogta ah oo magaalada laga sameyn doono marwalba.

Qaybta hoose ka daawo Howlgalkan iyo Hormarada laga sameeyay.