Arimaha Bulshada Somali News Top News

Top: Wasiir Darwiish Iyo Gudoomiye Timajilic oo arin Halis ah ka wado kismaayo Iyo Fartaag oo ka Horyimid qorshahaasi.

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Jubaland Maxamed warsame Darwiish, Iyo Gudoomiyaha Magaalada Kismaayo Ayaa si wadajir ah waxa ay u soosaareen amar lagu burburinaayo dhismayaasha qadiimiga ah ee ay beesha Sade kuleedahay Magaalada Kismaayo.

Wasiirka Iyo Gudoomiye timijilic oo labaduba ka mideysan Dagaalka toos ka ah ee ay kula jiraan beesha Sade Iyo sidey uga go’antahay Inaan la arag awood beeshaas ay kaleedahay Kismaayo Ayaa farsamo qaataan ku doonaya iney ku barakiciyaan beelweynta Sade.

labadan masuul Ayaa la arkayay iyagoo si Gooni ah Gudiga burburinta dhismayaasha sharcidarada ah ugu tilmaamaya in il Gooni ah lagu eego dhismayaasha ay beeshani kaleedahay Magaalo xeebeedka Kismaayo.

dhinaca kale Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Jubaland Mudane c/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag Ayaa qorshahan guracan ee ay wadaan labadani siyaasi si toos ah uga Horyimid isagoo ku sheegay warkooda mid iska Mala awaal ah, inkastoo in badan oo kamid ah beesha Sade Aysan horay uga baran in Fartaag uu muujiyo awoodisa ayaa talaabadaan uu qaaday waxay noqoneysaa tii ugu horeysay ee uu kaga hor yimaado dhibaatooyin badan oo lagula Kacay beesha uu kasoo jeedo mudadii uu shaqeynayay Maamulka uu Madaxweyne ku xigeenka ka yahay.

sikastaba waxaa laga wada dharagsanyahay shakhsiyada Darwiish Iyo timajilic wuxuuna warkan kasoo yeeray kamid yahay hadallo in badan ay warbaahinta ka sheegi jireen.

Related posts

AKHRISO:Madaxa Xukuumadda Galmudug oo Magacabay Guddiga Farsamada Doorashada.

admin

Dhagayso:- Puntland oo si kulul uga hadashay Dagaalka Gaalkcyo

Tifaftiraha K24

Beesha Sacaad Habargidir oo xiriirka u jartay Dowlada Cusub ee Somalia.

admin