Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Kaydka Wararka Xulka ah Somali News Xulashada K24

TOP: Somaliland oo Hanjabaad usoo dirtay Muqdisho & Dignin adag oo loo diray Turkiga (Maxaa cusub)

Cali Maxamed Warancadde, wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland oo saxaafada kula hadlay Cerigaabo, ayaa jawaab adag ka bixihay shir beelaha kasoo jeeda Somaliland loogu qabtay magaalada Muqdisho.

Warancadde ayaa si cad u sheegay ineysan jirin xubno ka soo jeeda Deegaanada Somaliland oo shir kaga qeyb galaya magaalada Muqdisho, kaasi oo looga tashanayo nooca doorasho ee ka dhici karta Soomaaliya sanadka soo socdo.

Eedeyn buuxda ayuu u jeediyay dowlada Turkiga, isaga oo qiray iney waddo Dowlada Turkiga ku xad gudubka qaranimada maamulka Somaliland sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu hadalka ku adkeeyay ineysan ka qeyb gali doonin wadahaladii ka dhacayay magaalada Ankara ee u dhaxeeyay dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

Sidoo kale Warancadde ayaa digniin u jeediyay dadka kasoo jeeda Somaliland ee kusugan magaalada Muqdisho kuwaasi  ka qeyb galay shir ka dhacay magaalada Muqdisho.
KISMAAYO24 NEWS AGENCY
ABDI KAFI ABDI ABDULLE

Related posts

DEG DEG: Sargaal sare oo ka tirsan Alshabaab iyo Ciidamo uu watay oo Goordhaw Kismaayo lagu……

Tifaftiraha K24

Taliska Booliiska oo codsi u diray shacabka kunool magaalada Muqdisho

admin

SAWIRO: laanta Socdaalka Xukuumada Somaliya oo lawareegtay Dhaqaalaha ka soo xarooda,

admin