Animation

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo Hada laga soo sheegaya in uu ka socdo Magaalada Caabud-waaq??? War ayana idin kaga heynaa

no responses
Saturday November 19, 2016 - 11:44 under Somali News by cabudwaaq
mqdefault

Kulan ka fool ka fool ah oo u dhaxeeya beelihii dhawaan ku diriray magaalada caabudwaaq ayaa hada ka bilowday magaalada cabudwaaq.

Kulanka ayaa lagu doonaya in lagu soo afjaro wixii khilaaf ah iyo kala tabasho ee ka dhex jira labadan beel ee walaalaha ah waxaana arintaan hormuud u ah culima owdiinka magaalada waxgarad iyo dhalinyaro ka dhiidhiyey colada foosha xun ee ka dhex dhacday beelahan walaalaha ah.

Kulanka oo hada socda ayaa lagu wadaa in is afgard lagu wada gaaro.

Wixii warar ah ee kasoo baxa isha ku hay kismaayo24.com