Animation

TOP NEWS: Xasan Shiikh oo Kashifay Sirta ka Dambeysa Qaraxii Maanta ka dhacay Muqdisho iyo Ninkii Waday oo….

one response
Saturday November 26, 2016 - 2:30 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Soomaliya Xasan shiikh ayaa ka hadlay qarax gaari loo adeegsaday oo Maanta duhurtii ka dhacay Wadada Afisyooni ee Dagmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheakh Maxamuud ayaa ciidamada amaanka ku amaanay dadaalkooda, isagoo xusay in ciidanku ay ku guuleysteen in ay gacanta ku dhigaan naftii haligii ka dambeeyey qaraxa dadka shacabka ah lagu dhibaateeyey.

Xiliga Qaraxa uu dhacayay Madaxweynaha waxa uu ku sugnaay Jaamacada Umadda Halkaasi oo uu kaga qeyb galayay Munaasabad Lagu daah furayay Kuliyad Cusub oo Jaamacada ay Yelaneyso.

Qaraxa inta la Xaqiijiyay 13 Ruux ku dhimatay 20 Kalana wey ku dhaawacmeen Qasaraaha ayaa waxa uu ku baahay Madaama Goobta qaraxa uu ka dhacay ay aheyd Goob Suuq ah oo dad badan ay ku ganacsadaan waana Suuqa Beerta ee Dagmada Waabari.