Animation

TOP NEWS: Waxbadan ka Ogow Ciidamo Badan oo Jubbaland ah oo Maanta ka Ruqaansaday Magaalada Kismaayo Halkee kusii Jeedaan??????+Sawirro

no responses
Wednesday September 7, 2016 - 2:53 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ciidamada difaaca ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa u ruqaansaday Maanta, degaanka Cabdalla biroole oo qiyaastii 60KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo.

Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo madaafiicda culculus ayuu hadafkoodu yahay iney degaannadaasi ka sifeeyaan haraadiga Malleeshiyaadka Al-shabaab oo dhawaanahanba halkaasi ku dhuumaalaysanayay.

Maamulka Jubbaland ayaa horay u shaaciyay iney Kooxda Al-shabaab ka sifeyn doonaan degaannada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana halkaasi dhawr jeer ka dhacay hawlgallo lagu dilay Horjoogayaal Al-shabaab ah, oo ay si wada jira u fuliyeen Ciidamada Jubbaland, kuwo dowladda Federaalka iyo AMISOM.

J1-300x169 J2-300x169 J3-300x169 J4-300x169 J5-300x169