Animation

Top News: Wasaarada Dhalinyarada Iyo Sports ka Jubbaland oo lagu wareejiyay Gaadiid Casri ah oo logu…………..

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 1:04 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Rugta Ganacsiga iyo Warshaha Maamulka Jubbaland ayaa iyadoo mareysa Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Maamulkaasi ayaa waxaa ay gaari ku wareejisey Xulka Kubada cagta Jubbaland.

Gaarigaan nociisu yahay Range Rover ayaa waxa wasaarada ugu deeqay shirkada Horn Africa  ee ka shaqaysa Magaalada Kismaayo.

Munaasabdan oo ka dhacdey Magaaladda Kismaayo ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Dhalinyaradda iyo ciyaaraha Jubbaland Mudane Aw- Libaax iyo xubnaha ugu sarsareya ciyaaraha Jubbaland.

Gaarigaan ayaa waxaa hayn doona Wasaarada Dhalinyarada waxana lagu qaban dona Howlaha guud ee Wasarada ayado sido kale u gaar u noqon doono Xulka kubbada Cagta Jubbaland.

Haddaba Warbixintan Oo Muqaal Ah Hoos Nagala Daawadda:-