Somali News Top News

TOP NEWS: Wararkii ugu Dambeyay Weerar Caawa lagu qaaday Shaqaalo Ajaanib ah iyo dhimashada oo sii caga cageyneysa…

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan weerar caawa maqribtii lagu qaaday shaqaalo turksih ah oo marayay isgooyska Taleex ee Dagmada Hodan, Shaqaalahaasi waxa ay ka tirsanaayeen Cisbitaalka uu turkiga maamulo ee Digfeer.

Weerarka waxa ay sheegayan in shaqaalaha la weeraray ay gaarayeen ilaa 10 waxaana la sheegay in weerarka ay ku dhinteen laba Ruux shaqaalaha Turkida ee Isbitaalka Deva iyo labo qof oo ahaa muwaadiniin Soomaaliyeed halka Lix kalana ay dhaawacmeen sida aan xogta ku heleyno.

faah faahin intaasi dhaafsiisan weli lagama helin weerarkii caawa lagu qaaday shaqaale u dhashay dalka Turkiga oo ka shaqeynayay Cisbitaalada Digfeer ee Magaalada Muqdisho

Related posts

TOP NEWS: Taliye Sarre oo ka tirsan Maamulka Puntland oo Xilkii laga xayuubiyay xili uu iska diiday in uu….

Tifaftiraha K24

Dowlada Yahuuda Israel oo ku Dhawaaqday Hadal Markale sii Kicinaaya Shacabka Falastiin ( Tollow Maxay sheegtay?? )

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland “Calanka Itoobiya Ayaa Laga Taagay Dhulka Puntland Ee Soomaaliya”.

Tifaftiraha K24