Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Top News:- Shirkii Madasha oo la isku soo dhawaday iyo Go,aamo mardhow so baxaya…

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee magaalada Muqdisho, ayaa hakad ku jira, waxaana socda shirar gaar gaar ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo muhiim u ah shirka ayaa dalka ka maqan, waxaana socda shirar gaar ah oo ay lee yihiin xubnaha ka qeyb galaya shirka ee maamul goboleedyada.

Shirarkan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah wakiilka xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya Michael Keating iyo xubno kale oo beesha caalamka ka socda.

Sida uu sheegayo weriyaha VOA ee Muqdisho Jacfar Kuukaay, waxaa jira heshiis horudhac ah, waxaana ay u badan tahay in la isku raaco in 4.5 lagu soo xulo baarlamanka, halka aqalka sarena lagu soo xuli doono 18-ka gobol ee Soomaaliya.

Related posts

DegDeg: Wasiir Labaad Oo Ka Tirsan Golaha Wasiirada Cusub Ee M/weyne Waare Oo Is Casilay & Kuwo Kale Oo Ku Dhawaaqaya goordhaw.

gurey

DEG-DEG – Mudaaharaad aad u weyn oo looga soo horjeeda Dawladda Fedaraalka ah iyo Beesha caalamka oo haatan ka socda Magaalada Dhuuso-Mareeb

admin

Daawo: Puntland oo u muuqata mid ku guuleysaneysa hirgalinta nidaamka xisbiyada badan xili gaas uu….

Tifaftiraha K24