Animation

TOP NEWS: Sarkaal sare oo ka tirsan Hey’adda Nabad Sugida oo Galabta lagu dilay Dagmada Waabari+Magaciisa

no responses
Monday October 24, 2016 - 7:22 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Kooxo Hubeysan ayaa Galabta gabal dhicii dagmada Waabari ku toogtay Sargaal ka tirsan xili uu Maraayay Meel u dhaw Hotelka Dayax.

Sarkaalka la toogtay ayaa waxa lagu Magacaabayay  Gaashaanle dhexe C/casiis Caraaye waxaana dilka geestay sida goobjogayaal ay sheegen Kooxo Bastoolado ku hubeysan.

Kooxaha dilka geestay ayaa durbadiiba ka baxsatay goobta ay dilka ka geesteen ee dagmada Waabari.

Ciidamada Nabad Sugida ayaa Howlgal ka bilaabay Xaafadaha ku dhaw dhaw goobta lagu dilay Sargaalkaan ka tirsanaay Hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA.