Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Top News: Sarkaal Culus oo Ahlu Sunna ka tirsan oo, ku soo biirey Galmudug, isagoona……………..

C/risaaq Cali Tubaako oo katirsanaa Ahlusuna Waljamaaca iskuna dhiibay Galmudug ayaa isagoo jooga Magaalada Cadaado waxa uu ka hadlay Sababta keentay inuu ka goosto Ahlusuna.

C/risaaq Tubaako oo aad moodo inuu waxyaabaha qaar si toos ah Carabka ugu dhufan inta wareysigu socday ayaa sheegay inuu ku biiray Galmudug State Islamarkaana isaga iyo 25 Askari ay maamulkaasi soo dhaweyn qurux badan ugu sameeyeen Cadaado.

Waxa uu Ku Eedeeyey Ahlusuna Waljamaaca caburin iyo is hortaag qofka shakhsiyad ahaan in loo diido ama la xiro hadii uu doonayo Cadaado taasi uu ku tilmaamay arin laga wanaagsan yahay kuna baaqay inay Nabad iyo Heshiis la galaan Galmudug,

Sargaalkaasi oo Shalay isku Dhiibay Maamulka Fadhigiisu yahay Cadaado ayaa waxa uu sheegay in doonayaan isbadel iyo ka qeyb galka Nabadeynta Soomaaliya sidaa awgeedna ay ku qasabtay inay Galmudug isku dhiibaan.

 

Related posts

War Cusub: Wakiilka Q.M ee Soomaliya Danjire Keating oo Warbixin Aan la Fileyn u gudbiyay UN-ka Xili dib u dhac uu ku yimid Doorashada

Tifaftiraha K24

Daawo: Wasaaradda Caafimadka oo Markii ugu Horeysay Muqdisho ka Bilowday Buufinta Cayayaanka Dhaliya Cudurada

Tifaftiraha K24

War cusub: Dowladda itoobiya oo si layaab leh uga hadashay mowqifka soomalia ay ka qaadatay dalalka khaliijka

Tifaftiraha K24