Somali News Top News

TOP NEWS: Safiirada Golaha Amaanka ee Qm oo Bishaan gudaheda Imaanaya Dalka Soomaaliya si ay uu taageerraan doorashada la filayo in…

Safiirada Golaha amniga ee QM ayaa bishan May safar ku tagaya dalka Soomaaliya, si ay uu taageerraan doorashada la filayo in bisha August ay ka dhacdo dalkaasi, sidaasi waxaa sheegay Camar Aboulatta safiirka Masar ee QM oo ah madaxweynaha golaha ee xilligan.

Wakaaladda AFP ayaa qortay in 15 wakiil ee xubnaha ka ah Golaha Amniga ay Nairobi tagayaan bshian May 17-21, iyagoo sidoo kale Qaahira kulammo kulan yeelan doona jaamacadda CArabta.

Safiirka Masar ee QM wuxuu sheegay in “Goluhu uu u tago Somalia uu u gudbiyo taageerrada golaha ee ku aadan doorashada.

Xasan Sheekh, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir gaar ah oo New York ka dhacay bishii hore  wuxuu Golaha Amniga ee QM siiyay warbixin ku saabsan Somalia.

Related posts

Sawirro: Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Qaran Ee Qaxootiga Soo Guryo-noqonaya Iyo Barakacayaasha

admin

Daawo: Dowladda Soomalia oo ka qeyb gashay Shir looga Hadlaayay Arimaha Qudus oo ka dhacay Qahira

admin

Dhagayso:- Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida Puntland Xukuno ku Riday Ciidan iyo Al-shabaab

admin

1 comment

Comments are closed.