Animation

Top News: Musharaxiinta Xilka Madaxweynenimo Ee Dalka Maxay Ka Yiraahdeen Wadooyinka Magaladda Muqdisho Ee Xiran?? (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

no responses
Sunday September 11, 2016 - 5:48 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiyada Siyaasada ee Dalka iyo Musharaxaxiinta u tartameysa Xilka Madaxtinimo ee dalka ayaa ka hadlay Wadooyinka Xeran ee Muqdisho.

Sidoo kale kale waxa ay ka hadleen dhibaatada ay shacabka Soomaaliyeed ku qabaan Xernaashaha Wadooyinka Muqdisho oo maalintii Saddexaad Xeran.

Musharaxiinta oo socod dheer ku soo maray qaar ka mid ah Wadooyinka Xeran ee Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda laga rabo iney si deg deg ah ku furto Wadooyinka Xeran ee Muqdisho.

Waxa ay sidoo kale sheegay in shacabka ay u diyaar garoobayaan Maalmaha Ciida isla markaana loo baahan yahay in si deg deg ah loo furo wadooyinka Xeran.