Animation

TOP NEWS: Mid ka mid ah Wasiirada Maamulka Galmudug oo Is Casilay+Magaciisa iyo Sababta uu isku Casilay

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 12:29 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Warqad Is Casilaad ah oo ka soo Baxday Wasiirka Maaliyada Galmudug Mudane Cali Saciid Cumar oo Nuqul kamid ah ay heshay k24 ayaa waxaa uu Wasiirku ku shaaciyay in uu Si Rasmi ah isaga Casilay Xilkii Wasiirka Maaliyada Maamulka Galmudug.

Cali Saciid Cumar ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu uhayay maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada Is Casilaada Wasiirka Maaliyada Galmudug

122222