Somali News Top News

TOP NEWS: Maxay tahay Sababta uu Xasan Shiikh u Dalac Siiyay Liibaan Cali Yaroow iyo Xasan Cali Shuute

M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa ku dalacsiiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Janaraal Liibaan Cali Yaroow oo Markii Hore Darajadiisa Ciidan ay aheyd G/Sare.

Sidoo Kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Dalacsiiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Shuute Oo Darajadiisu hore u aheyd G/Dhexe.

M.weynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa ku Ammaanay Labada Sargaal ee ugu Sarreya Maxkamadda Ciidamada Daacad iyo Howlkarnimo, taas oo suurata galisay in dardar ay ku socoto howlaha Maxkamadda Ciidamada.

Related posts

Dhagayso:- Baaq Culus oo loo Jeediyeey Beelaha Daga Gobalada Dhexe

admin

TOP NEWS: Amisom iyo Mareykanka oo isku heysta Cida Fulisay Weerarkii ka dhacay Duleedka Dagmada Afgooye gaar ahaan Deegaanka Sabiid

admin

Somalia oo guul ka gartay Dacwadii Badda

admin