Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Top News: Maxaadan ogeyn oo saakey ka socda Jowhar???

Iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu 12-kii Bishaan Janayo Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabellaha Dhexe uu ka Furay Shirka maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa waxaa Shirkaasi maanta uu galayaa Wajigii Labaad Ee Maamul u sameynta.

Maanta ayaa lagu wadaa in ay Kulan yeeshaan Odayaasha ku howlan soo xulida Xildhibanada uu yeelan doono Maamulka loo sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha dhexe.

Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Qeyraadka Badda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Caymooy oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Shirka uu marayo meel fiican islamarkaana uusan jirin wax Hakad ah oo ku yimid Shirka.

Related posts

Dhagayso:- Shacabka Somaliyeed oo ka hadlay Xirirka Dowlada Iraan u Jartay DFS

Tifaftiraha K24

Akhriso: Magacyada guddi wasiiro ah oo ra’isul wasaare kheyre u magacaabay wada hadalada galmudug iyo ahlu-sunna

Tifaftiraha K24

War Cusub: Shaqaalihii ka xoogsan jiray dekedda muqdisho oo maanta muujiyay dareen kicinaaya qalbiga madaxweyne farmaajo

Tifaftiraha K24