Animation

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Madaxweynaha Galmudug oo u tagay Magaalada Jowhar??? War ayaan idin kaga heynaa

no responses
Monday October 17, 2016 - 3:51 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa goor dhow  soo garay magaalada jowhar Madaxweynaha mamulka Galmugdug iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada jowhar  waxaana halkaasi ku soo dhawayey mas uuliyiin katirsan  katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya , iyo

Maamulka Shabeelaha Dhaxe iyo saraakiil ciidan,

Waxaana goordhaw wafdigan  ay garaan hoolka ay ka socoto Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle.

Waxaan halkaasi  horay ugu sugan masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo madax kale kuwaa oo goob joog ka noqonaya Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabelle.