Animation

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Maanta ay qorsheynayan Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Soomaliya???

no responses
Saturday January 21, 2017 - 9:26 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta dhageysanaya khudbadaha musharaxiinta u tartamaya Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee dalka oo ay u taagan yihiin qabashadiisa musharaxiin dhowr ah.

Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta u tartamaya xilalka kala duwan ee Guddoonka Aqalka Sare.

Musharaxiinta Guddoomiyaha Aqalka Sare.

  1. Abdi Xaashi Cabdullahi.
  2. Mustaf maxamed Qodax

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka koowaad.

  1. Xasan Faarax Xujaale.
  2. Axmed Xaashi Maxamuud
  3. Cabdiwaaxid Cilmi cumar.
  4. Abshir Maxamed Maxamuud.
  5. Cabdi Axmed Dhuxulow.
  6. Maxamuud Axmed Maxamuud.
  7. Cabdirisaaq Cusmaan Cali.

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka Labaad.

  1. Hodan Maxamuud Cusmaan.
  2. Osmaan Axmed Maxcow.
  3. Iftiin Xasan Baasto.
  4. fartuun Cabdulqaadir Faarax.
  5. Sacdiyo Xasan Cusmaan
  6. Mowliid Xuseen Guuleed
  7. Cabdikaafi Macalin Xasan