Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Top News: Maxaadan Ogeyn Oo Ka Cusub DOwlad Gobaleedka Galmudug (War Aad Muhiim U Ah Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed  oo la hadlay  Radio kula hadla Afka  Galmudug ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan xubanha Golaha wakiilada Galmudug ay bilaabi donan qorshe ay kula xisaabtamayan xukuumada uu Hogaaminayo Cabdikariin Xuseen Guuleed.

isagoo hadalkiis sii wata ayaa waxaa uu xusay in bishan soo socota uu si rasmi ah u furmi doona kalafadhiga Golaha baarlamaanka Galmudug.

Xareed cali xareed ayaa sido kale waxaa uu xusay in uu la kulmay jaalyada galmudug ee ku nool dalka kenya isagoona xusay in uu kala hadlay hormarinta degnada galmudug

Related posts

15 qof oo ku dhimatay Roobab dabeylo wata oo ku dhuftay Boorama.

Ahmed sudani

“ Waxaan ku laabtey Caseeyntii Kabaha markii la Dumiyey Iskuulkeygii ” (Warbixin)

admin

TOP NEWS: Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Maanta si Rasmi ah u daah furay shirka wada tashiga odayaasha soo xulaya Ergooyinka dooranaya….+Sawirro

Tifaftiraha K24