Animation

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Halisteeda Leh oo Hada laga soo Sheegaya Xadka u dhaxeeya Soomaliya iyo Kenya??? War ayaan idinkaga heynaa

no responses
Friday September 9, 2016 - 9:00 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Sida ay Sheegayan Wararka laga Helaayo Xadka u Dhaxeeya Soomaliya iyo kenya Qaraxyo Xoogan oo is xig xigay ayaa ka dhacay Xadka Labada Dal u dhaxeeya.

Qaraxyada ayaa ka dhacay Goob Ciidamada Kenya ay dadka ku baaraan oo ku taalla inta u dhaxaysa  Magaalooyinka Baled-xaawo iyo Mandheera.

Qaraxyada ayaa la sheegay in ay Ahaayeen Miinooyinka Dhulka lagu aaso oo loo Maleeynaayo in Meelo Fog fog laga Hago.

Inkasto aan Weli si Rasmi ah loo Ogaan Qasaaraha ka dhashay hadana warar soo baxaya ayaa sheegaya in Qaraxyada ay ka dhasheen Qasaaro dhimasho iyo Dhaawac isugu jira.

La soco wixii ku soo kordha Insh allah