Somali News Top News

TOP NEWS: Maxaad kala Socotaa Dagaal u dhaxeeyay Alshabaab iyo Ciidamada Koonfur Galbeed oo Galab dhicii Maanta ka dhacay Dagmada Bardaale

Wararka ka imaanaya Dagmada Berdaale ee Gobolka Baay ayaa waxa ay ku waramayan in Dagaal Culus uu halkaasi ku dhexmaray Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab iyo Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed.

Dagaalka ayaa dhacay Galab dhicii Maanta waxaana la sheegaya in labada dhinac ay isku adeegsadeen Hubka Noocydiisa kala duwan.

Goob joogayaan labada dhinac ka madax banaan ayaa sheegaya in dagaalka uu qasaaro gaarsiiyay labada dhinac waloow aan la ogaan karin tirada rasmigaa ee labada dhinac kaga waxyeeloowday Dagaalkii Maanta ka dhacay Bardaale.

Maamulka Dagmada Bardaale oo aan Caawala Xiriirnay ayaa ka gaabsaday in wax faah faahin ay ka bixiyaan dagaalkii maanta ka dhacay dagmadaasi ee u dhaxeeyay Maleeshiyada Alshabaab iyo Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed.

La Soco wixii ku soo kordhaa Insha allah

Related posts

War Hada na soo gaaray: Ciidankii isku Horfadhiyay Galbeedka Magaalada Galkacyo oo la sheegay in Galabta la…

Tifaftiraha K24

(WAR DEG-DEG AH) Kooxo hubeysan oo dhawaan toogasho ku diley Askar ka tirsan Dawladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya

admin

Puntland oo Xabsigga Dhigtay Muwaadinin Ethoipian ah

admin