Somali News

TOp News; Maxaa kala socotaa is reeb reebka Musharaxiinta u Taagan Xilka M/weyne…

Ololaha doorashada xilka Madaxweyne ee Soomaaliya oo si weyn ugu socda magaalada Muqdisho ayaa murashaxiinta waxay bilaabeen in ay sameystaan isbaheysiyo iyo gaashaanbuursi.

Murashaxiinta isku xiran ee gaashaanbuursiga noqday ayaa isugu jira kuwo xilal kasoo qabtay dowladdii Soomaaliya iyo siyaasiyiin fashilan oo siyaasaddahooda cuuryaan noqotay.

C/raxmaan Macalin Baadiyoow oo doorashadii 2012-kii ka qeybgalay, cododna ka helay xildhibaanada ayaa sanadkaan u muuqan inuu yahay murashax. wuxuuna taas badalkeeda ku dhex milmay murashaxiin marka la fiiriyo uu isaga ka fursad fiican yahay, kuwaasi oo laga yaabo in ayba ku haraan is diiwaan gelinta.

Related posts

Sawirro: Xukuumadda soomalia oo Maanta Muqdisho ku daah-furtay dajinta siyaasadda Qaran ee horuimarinta cayaaraha iyo….

admin

SAWIRRO: Xog-hayaha guud ee Qarammada midoobay, Mr. Ban Ki-Moon oo Booqday Qaxootiga ku Nool Dalka Gariiga

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Raisul Wasaare Sharmaarke oo Guddi Baaris u Magacaabay in ay soo baaran Eedeymaha loo jeediyay Hey’adda Nabad Sugida taasi oo la xiriirta in Caruurta ay Basaas u adeegsato+Magacyada Magacyada Wasiirada ku jira Gudigan

admin