Animation

TOP NEWS: Masuuliyiin uu Horkacaayo Madaxweyne ku Xigeenka Labaad ee Jubbaland oo Manta Booqasho ku tagay Xeryaha…..+Sawirro

no responses
Sunday September 18, 2016 - 11:20 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweyne kuxigeenka labaad ee maamulka Jubbaland C/qaadir Xaaji Maxamed (lugadheere) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer kutagey Xereyaha ay ku nool yihiin Qoysaska Soomaaliyeed ee ka ymid dalka Kenya ee dib u dajinta loogu sameeyey magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubooyinka.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa la kulmay qaar kamid ah Qoysaska isaga oo ay wehliyeen masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Jubbaland

Masuuliyiinta Jubbaland ka tirsan ayaa waxa ay u kuur galaayeen Xaalada ay ku Noolyihiin Qoysaska Soomaliyed ee ka soo laabta Xeryaha Qaxootiga Dalka Kenya.

1 2 3 4 img_0021-1-640x427