Animation

Top News: Masuuliyiin Jubbaland Iyo Maamulka Gobalka Gedo Ka Tirsan Oo Bohol Garas Arintan U Tagay (Tolow Maxay Arintaasi Tahay???)

no responses
Tuesday September 20, 2016 - 5:40 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Jubbalan iyo Maamulka Gobalka Gedo ayaa waxaa ay gaareen deegaanka Bohol Garas oo gobalkaasi ka tirsan.

Ujeeda safarka Masuuliyiintaasi ayaa ahaa sidii deegaankaasi loo gaarsiin lahaa nidaamka isku dhafka ciidamadda Jubbaland.

Haddaba Warbixintan oo muuqaal wadata halkan hoose ka daawo:-