Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOP NEWS: Madaxweyne Xasan Shiikh Muxuu ka yiri Howlgalada ka socda Gobolada Dalka oo Ciidamada Dowlada iyo Amisom ay kula…

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyay Munaasabad lagu Xusayo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliya ee 15-ka May oo ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa amaanay ciidanka Amniga isoogana tilmaamay in ciidanka har iyo habeen ay u  taaganyihiin  sugida aminiga dalka.

“ Ciidankeena waxay soo hooyeen guulo waaweyn waxay xureeyeen deegaano hor leh,waxay fashiliyeen weeraro lala damcsanaa in lagu dhibaateeyo shacabka soomaaliyeed,inta ay joogaan ciidan soomaaliyeed shabaab taako ka mida dhulkeena kuma nasan doonaan.

Mudooyinkii ugu dambeyay Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom waxa ay howlgalo qorsheysan ka wadeen gobolada Dalka waxaana howlgaladii ugu badnaay oo deegaano lagu xoreeyay ay ka dhaceen Gobolada Sh.Hoose Sh.Dhexe iyo Galgaduud.

 

Related posts

MADAXWEYNAHA vs XILDHIBAANNO (Warbixin uu diyaariyey Yusuf Garaad)

admin

Madaxweyne Xasan oo Xalay arimo badan ka hadlay…..

admin

Muran ka dhashay warqadda caafimaadka ee Trump

admin