TOP NEWS: Madaxweynaha Kalsoonida lagala noqday oo Durbaba bilaabay in uu Xil ka qaadis Sameeyo Seefta ugu horeyso yey ku dhacday???

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee shalay Kalsoonida ay kala laabteen Xildhibaanada Maamulkaasi ayaa wareegto ku Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Guulled ayaa Xilka guddoomiyaha Gobolka Galgaduud u magacaabay MAXMED SH CALI CILMI ,waxaana  isagoona xilka ka qaaday Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo horay u ahaa gudoomiayah gobolka galgaduud.

Halkaan Hoose ka Aqriso Wareegtada lagu Magacaabay Guddoomiyaha Galgaduud

2-3