Somali News Top News

TOP NEWS: Madaxweynaha Galmudug oo arin Muhiim ah ka dalbaday Ciidamada Booliska in ay…

Madaxweynaha Galmudug C/Kariim xuseen guuleed ayaa ka dalbaday saraakiisha Ciidamada Booliska Galmudug in ay adkeeyaan Amniga Guud ee deegaanada Galmudug gaar ahan Magalada Galkacyo Madaxweynaha ayaa hadalkaan waxa uu ka sheegay ka dib markii shalay uu booqday saldhiga Ciidamada boolisa Galkacyo halkaasi uu kula kulamay saraakiisha Ciidamada booliska .

Madaxwyne Guuleed ayaa amaanay Ciidamada Booliska Howsha adag ay u haayaan Shacabka isagoona shacabka ka dalbaday in ay la shaqeeyan ciidamada Boliska so loo xaqiijiyo amniga Deegaanada Galmudug ay maamusho.

Madaxweyne Guuleed wuxuu amaanay ciidamada booliska oo dhawaan gacanta kusoo dhigay ruux dil ka geystay Galgaduud oo uu sheegay inuu waxyeelo kale gaarsiin kari lahaa shacabka kale oo ku sugan deegaanada miyiga.

Guuleed ayaa maalmihii ugu dambeysay waxaa uu socdaa ku jogaay Magalada galkacyo halkaasi uu kulamo kala duwan ka waday oo badankood la xiriirta amniga iyo sida la isaga kaashan karo shacab iyo Ciidanba.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Madaxweyne Guuleed

Related posts

War Cusub: Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe oo la…

Tifaftiraha K24

Muuqaal: Daawo Baarlamanka Jubbaland Oo Kulan Ay Yeesheen Kaga Doodey (Tolow Maxay Kaga Doodeen???)

Tifaftiraha K24

Dhageeyso:-Sababta Ciidamadda Dowladu u Gali La'yihiin Diinsoor,,,,

admin