Animation

TOP NEWS: Maamulka Koonfur Galbeed oo War Muhiim ah ka soo saaray Qaadka Dowlada ay Joojisay+Wareegto Xasaasi ah

no responses
Sunday September 11, 2016 - 3:19 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa wareegto ay soo saareen waxa ay Digniin ugu jeediyeen Ganacsatada Koonfur Galbeed ee Qaadka sida qarsoodida ah ku soo gelisa Deegaanada Koonfur Galbeed.

Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen cidii lagu arko iyadoo si dhuumaaleysi ah Qaad ku soo gelineysa Deegaanada Koonfur Galbeed in la horgeyn doono sharciga sidoo kalena ay muteysan doonto ciqaab adag.

C/laahi Aadan Axmed (Black) oo ah Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Circa iyo Dhulka ayaa Wareegtadan ku saxiixn.

kgs