Somali News Top News

TOP News : Kenya oo Duqeymo Culus kawado Deegaano ku dhaw-dhaw Deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo.

Dnyaaradaha Dagaalka Kenya Ayaa duqeymo culus kawado Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, kuwaas oo duqeynaayo Deegaano dhowr ah oo Gobolkaasi ka tirsan.

Deegaanada dhamase, likooleey, cumarow Iyo Deegaano kale oo ku xeeran Deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo ayey Kenya Kawadaa duqeymo aad u badan iyadoo aanan u aaba yeeleyn in dadka ay duqeyneyso ay Shabaab yihiin Iyo in dad rayid ah ay yihiin.

Shacab badan Iyo xoolo Ayaa ku geeriyooday duqeyntaan ay Kenya kawado Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo gaar ahaane aaga Deegaanka Ceelcadde ee Gobolkaasi.

Sikastaba Kenya oo Khasaare ba’an uu kasoo gaaray Dagaal ku qabasaday Ceelcadde oo Shabaab maalin kahor ay kala wareegeen Ayaa iminka u muuqata mid ku aarsaneyso duqeymo Hawada ah oo ay ka geysaneyso deegaanadii lagu gumaaday ee aaga ceelcede ee Gobolka Gedo.

Related posts

DEGDEG: Maamulka Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya.

admin

Dhagayso+Sawiro:- Beesha Absame oo ka qayb Galaysa Caleema Saarka Boqorka Beelaha Puntland deggan.

admin

Akhriso:- Dowlada Soomaaliya oo warsaxaafadeed kasoo saartay roobab dabeylo wata

admin