Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Top News: Kadib Markii Uu Afgambigii Fashilmey, Muxuu Madaxweyne Erdogan Ka Yiri Arintaasi (War Muhiim Ah Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka soo muuqday telefishin gaar loo leeyahay isaga oo ay ku hareereysan yihiin taageerayaal badan kuna sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul.

Madaxweynaha ayaa sheegay in kuwa ka dambeeyay afgembiga u muuqda inuu dhicisoobay, ay muteysan doonaan ciqaab adag isla markaana uu si adag ula xisaabtamayo.

Waxa uu intaa ku daray in hadda loo baahan yahay nadiifinta ciidanka qalabka sida ee dalkaasi, waxa uuna u mahad celiyay ciidankii ka hortagay afgambiga.

Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay in ay banaanbaxyo isugu soo baxaan, kana soo horjeestaan wixii dhacay.

Shacabka Dalka Turkiga ayaa taageero badan siiyay Madaxweyne Erdogan, kana qeyb qaatay in uu fashilmo isku daygaasi afgambi.

Related posts

Dowlada Mareykanka oo sheegatay Weerarka iyo Duqeyntii Xalay ka Dhacday Dagmada Awdheegle

admin

Sawirro: Sidee Magaalada Kismaayo loogu soo dhaweeyay Wafdigii Aqalka Sare u diray Jubbaland?

admin

Kenya:- 7,500 more sacked in Coast tourism slump

admin

2 comments

Comments are closed.