Somali News Top News

TOP NEWS: Hey’adda NISA oo Shaacisay in ay ka hortagtay Qaraxyo lagu Rakibay Laabtoobyo iyo gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo Buuxiyay iyo shaqsigii diyaarinaayay oo la…

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaacisay in ay ka hortagtay oo ay gacanta ku dhigtay Laabtoobyo ilaa 7 gaarayo iyo gaari waxyaabaha qarxa laga buuxiyay iyadoo Ciidamadu ay Xabsiga dhigeen ninkii diyaarinayay qaraxyada.

Saraakiil ka tirsan Heyadda NISA oo Magacooda ka gaabsaday ayaa wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA u sheegay in howlgankan oo ka dhacay Xaafadda Nasrudiin ee degmada Howl Wadaag ay ciidamada ku qabteen nin gudaha gurigiisa ku diyaarinayay Comburada qarax lagu xirayay si bulshada soomaaliyeed loogu waxyeeleeyo.

Hayadda ayaa Sheegtay in xogta ninkaan ay heleen sirdoonka Soomaaliya in mudda ahna la daba joogay ugu dambeyn maantana si qorsheysan ay ciidamadu gacanta ugu dhigeen iyadoo aan wax qasaare ah dhicin.

Related posts

Ciyaaryahan Caan ah oo Markii ugu horeysay lagu diray Liiska Argagaxisada+Wadanka uu kasoo jeedo iyo Sababta

Tifaftiraha K24

Gudimiyaha Xisbiga Hiil Qaran Dr Abdiqadir Jingali oo si cajiib ah uga hadlay shirki Turkiga iyo Xaalada guud ee Somalia.

admin

Faah Faahin Baraawe: Qarax Ka Dhacay Garoon Kubadeed oo Dhimasho Sababay

gurey