Animation

TOP NEWS: Hey’adda NISA oo Qeylo Dhaan ka Muujisay Mid ka mid ah Website-yada Lagu daabaco Wararka Soomalida

no responses
Saturday October 22, 2016 - 2:57 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa cadeysay inay been abuur tahay Waraaq lagu faafiyay Baraha Bulshada.

NISA ayaa Beenisay War uu dhawaan Daabacay Mid ka mid ah Website-yada Afka soomaliga wax ku qora .

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada NISA ka soo baxday.

caddayn-warqad-been-abuur-ah-1

Warqada ay NISA ka Cabaadeyso waxaa 18-kii Bishaan lagu daabacay Mareegta Shacabkapuntland.com waxaana Warqadaasi ay ku saabsaneyd Weerarkii lagu qaaday Diyaaradii Daalo Airline iyo Cida Masuulka ka aheyd waxaana Warqada ay Baahiyeen ku tiilay Sumada Hey’adda NISA oo Been abuur lagu sheegay.

Halkaan Hoose ka Aqriso warqada ay NISA qeylo dhaanta ka muujisay.

documents