Somali News Top News

TOP NEWS: Hey’adda Culimada Soomaliyed oo ku baaqday Maalinta Isniinta Banaanbax Looga soo horjeedo….

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay Bayaan ay ku cambaareynayaa Weerarkii Talaadadii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Barakeysan Ee Madiina Al-Munawara, kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay fal Khawaarij-nimo.

Bayaanka Culimada, ayaa sidoo kale lagu cambeerayay weeraradii kale ee ka dhacay Boqotooyada Sacuudi Carabiya iyo dalal kale oo ay kamid yihiin Yaman, Ciraaq. Turkiga, iyo Soomaaliya, kuwaas oo dhammaantood ay sheegeen in ay yihiin wax aan Diinta Islaamka ku banaaneen.

Sidoo kule Culimada Soomaaliyeed, ayaa Maalinta Isniinta Ku Baaqay in la isugu soo baxo banaanbax looga soo horjeedo falalkaasi, iyagoo ku baaqay in guud ahaan caalamka si isku mid ah looga soo horjeesto falalka ku talaxtagista diinta islaamka ee ka dhacaya meel kala duwan oo caalamka kamid ah.

Halkaan Ka Daalaco Bayaan Hay’adda Culimada Soomaaliyeed.

HALKAN-KA-AKHRISO-BAYAANKA-HAYADDA-CULIMADA-SOOMAALIYEED-EE-QARAXII-QABRIGA-NABIGA-NNKA

Related posts

Daawo: Fariinta Xasan Cali Kheyre ee Shacabka Soomaaliyeed ku wajahan

admin

SAWIRRO:- Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Magaaladda Boosaaso

Ahmed sudani

Daawo Sawirrada:- Xukuumadda oo sheegtay inay soo Afmeertay Khilaafaadkii Jubbooyinka, iyo Golaha Col, Barre Hiiraale oo war culus kasoo saaray

admin