Animation

TOP NEWS: Galmudug oo Wada Dhaq dhaqaaq Xoogan oo Ciidan Iyadoona Laga cabsi Qabo in Dagaal uu Qarxo

one response
Tuesday November 22, 2016 - 6:02 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka Imaanaya Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayan in Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Dowlada Federaalka ay Dhaq dhaqaaqyo ciidan ka Wadaan Deegaano Hoostaga Dagmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Xarardheere waxaa Gacanta ku Haaya Alshabaab Waxaana Ciidamada Galmudug ay Qorsheynaya in Shabaabka ay ka Fara maroojiyana Gacan ku heynta Dagmada Xarardheere.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Alshabaab Waxa ay Xarardheere Maamulayeen Mudo ku dhaw 9 Sano waxaana ay u tahay Magaalo Muhiimad Gooni u leh Iyadoona ay Adkaan doonto in si Fudud Shabaabka looga qabsado Xarardheere.

Wararka Xarardheere ka Imaanaya Iyagana waxa ay sheegayan in Shabaabka ay Laftoodu wadaan Dhaq dhaqaaq Ciidan oo ay Uga hortagayaan Gulufka Xoogan ee kusoo Wajahan Xarardheere waxaana Laga Cabsi qabaa in Dagaal uu Halkaasi ka qarxo.

Dadka Reer guuraaga ah ee Dagan Xarardheere iyo Deegaanada ku dhaw dhaw ayaa Aad uga baqdin qaba in Dushooda lagu Dagaalamo Maadama Labada Dhinacba ay Diyaar garoow xoogan ku jiraan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “TOP NEWS: Galmudug oo Wada Dhaq dhaqaaq Xoogan oo Ciidan Iyadoona Laga cabsi Qabo in Dagaal uu Qarxo

Comments are closed.