Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOP NEWS: Gabdho Soomaaliyed oo mudo badan lagu la’yahay Magaalada Belfast ee Waqooyiga Ireland

Magaalada Belfast ee Waqooyiga Ireland waxaa in muddo ah la la’ yahay labo gabdhood oo Soomaali ah.

Gabdhahaasi waxaa xogtooda raadinaya hadda barnaamij ka baxa Telefishinka BBC Northern Ireland oo la yiraahdo Spotlight.

Gabdhahaasi oo la kala yiraahdo Nadra Ali oo 16 jir ah iyo Zhara Abdi oo 14 ama 15 jir ah waxaa ay yimaadeen Belfast iyaga oo aanay cidina la socon oo magangalyo doon ah.

Nadra waxaa cid ugu dambeysay 14kii January 2012 iyada oo joogta Belfast, waxayna markaa xirneyd xijaab Huruud iyo Madow ah iyo koodh madow iyo madax-gashi dhogor leh.

Zahra waxaa cid ugu dambeysay 20kii June 2005 iyada oo joogta Belfast. Higaadda magaceeda ugu dambeeya wuxuu noqon karaa ‘Ibdi’ iminka waa 25 jir.

Related posts

Daawo: Taliska Xoogga Dalka oo Fulinaya Amarka Madaxweyne Farmaajo ayaa Is beddel ku sameeyay Saraakiisha Xooga Dalka

admin

XOG: Mowqifka Al-Shabaab ee Guushii Farmaajo iyo Dabaal-degyada Socda

admin

Ciidamada Xoogga Dalka Oo la Wareegay degaano ka tirsan Jubbada Hoose.

Ahmed sudani