Animation

TOP NEWS: Dowladda soomalia oo ka hadashay cadaadiska uga imaanaya boqortooyada sacuudiga

no responses
Saturday June 10, 2017 - 6:21 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Dowladda Sacuudiga ay la sheegayaa inay dowladda Soomaaliya ku cadaadinayso sidiii ay xirirka ugu jari lahayd Qatar.

Warar aan ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dhaqaale Sacuudigu uu u balanqaaday inuu siinayo Soomaaliya uu dib u dhac ku iman karo haddii ay Somalia ay mowqifkeeda ku adkaysato oo aysan Sacuudiga taageerin.

Wasiirro ka socda dowladda Somalia ayaa ka soo noqday safar ay ku tageen Sacuudiga, waxaana la sheegay inay la kulmeen oo kaliya agaasimayaal, halkii markii hore qorshuhu ahaa inay la kulmaan wasiirada dhigooda ee Sacuudiga.

Haddaba Safiirka Somalia ee Sacuudiga Dahir Maxmuud Geelle ayaa VOA uga warramay arrimahan.

Halkaan ka dhageyso wareysiga