Somali News Top News

TOP NEWS: Dhalinyaro Soomaaliyeed Dawcada Dhalinyaro Soomaaliyed oo ka bilaabatay Magaalada Minnesota ee Dalka Mareykanka

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwad ka dhan ah saddex dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah, kuwaasoo oo qeyb ka ahaa koox dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay doonayeen inay ku biiraan kooxda Daacish.

Maxkamaddu waxay shalay bilowday xulista xeer-beegtida dacwaddan dhageysan doonta.

6 dhalinyaro ah oo kooxdan ka mid ahaa ayaa horey maxkamadda uga hor-qirtay danbi ah inay taageereen kooxda Daacish, halka mid kale oo isna kiiskan loo haysto la la’yahay, loona maleynayo inuu Syria joogo.

Related posts

TOP NEWS: Shirkad dhawaan ay Dowlada Federaalka Heshiis la gashay oo soo bandhigtay Xog Uruurin ay ku Sameysay dhul badeedka koonfurta Soomaaliya

admin

Daawo: Xooga uu yeelan lahaa qarax xoogan oo Saakay ay ka hortageen NISA oo lasoo bandhigay

Tifaftiraha K24

QM Oo 30 Milyan Oo Dollar Ku Bixinaysa Is buuca Soosocda arin muhiimad weyn ugu fadhida qaranka Soomaaliyeed

Mohamed Abdirashid Abaajo