Animation

TOP NEWS: Dhageyso Yuusuf Daba-Geed oo Si Kulul Ula Hadlay Maamulka Puntland Muxuuse ugu baaqay????

no responses
Sunday September 11, 2016 - 8:30 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo la hadlay warbaahinta ayaa maamulka Puntland ugu baaqay in ay xayiraada ka qaadaan gawaarida ku xayiran deegaanada maamulka Puntland.

Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in maamulka Puntland aysan qaadin tilaabo  ku habooneyn dadka kunool deegaanada bartamaha iyo sidoo kale deegaanada Puntland.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Gawaari badan oo ay leeyihin ganacsato kasoo jeeda gobolka Hiiraan ay ku xayiran yihiin deegaanada Puntland.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ku baaqay in ay haboon tahay in laga shaqeeyo midnimada Soomaaliyeed.

Maamulka Puntland ayaa dhawaan joojiyay Gawaaridii ka imaan jirtay Koonfurta Soomaaliya, islamarkaana u gudbi jiray deegaanada maamulka Puntland.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.