Animation

TOP NEWS: Dhageyso Wasiir ku Xigeen ka tirsan Maamulka Galmudug oo Xilka Iska Casilay kadib Markii uu sheegay in……

no responses
Saturday October 22, 2016 - 10:13 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wasiir Ku xigeenka wasaarada Deegaanka Dhirta iyo Daaqa Galmudug Cabdi fitaax  Maxamuud Axmed ayaa sheegay in uu iska Casilay Xilkii uu ka haayay Maamulka Galmudug.

Wasiir ku xigeenka waxa uu sheegay inuu san jiri culeys uu lakulamay wuxuuna Madaxda Galmudug uga Mahad celiyay sida ay uga aqbaleen Warqadiisa is Casilaada.

Cabdi Fitaax qafiifoow ayaa sheegay in uusan jirin wax qilaaf ah ama tabasho ah oo xilka iska casilay hasa yeeshee waxa uu sheegay in uu shaqsiyan shaqada uu isaga tegay.

Mar wax laga weydiiyay in Khilaaf uusoo kala dhexgalay Isaga iyo masuuliyiinta Maamulka Galmudug ayuu xusay in aysan jirin khilaaf xoogan balse Mad madoow yar uu jiro.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka