Animation

TOP NEWS Dhageyso: Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo Arin aan caadi aheyn Darteed Isku Casilay… Tollow Maxay tahay???

no responses
Tuesday November 15, 2016 - 6:34 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Galmudug Cawil C/laahi Jaamac Kheydar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu Iska Casilay Xilkii uu ka Haayay Maamulka Galmudug.

Wasiirka ayaa Is Casilaadiisa ku sheegay in ay tahay Faragalin lagu haayo Howshiisa ayna ku haayaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Wasiirka ayaa xusay in masuuliyiinta maamulka Galmudug ee Hada Xilka haayo aysan Waxba kuso kordhin doono Maamulka wuxuna ku baaqay in Isbadal lagu Sameeyo Maamulka si Hormar iyo Wax qabad la gaaro.

” mudo sanad iyo bilo ah, oo aysan jirin wax howlo ah oo socda, waa ceyb iyo Masuuliyad Xumo sidoo kale waxaa la fulin waayay Balanqaadkii Horay loo galay” ayuu Yiri Wasiir ku xigeenka .

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Wasiir ku Xigenka