Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

TOP NEWS: Dhageyso Wasaarada Gaadiidka oo Amar Culus kusoo Rogtay Gaadiidleyda Soomaliyed .. Tollow Maxay tahay????

Wasaarada Gaadiidka Dowlada Federaalka Soomaliya oo Amar Cusub ku soo Rogtay Gaadiidleyda Soomaliyed Meelkasto ay Dalka ka joogaan.

Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka Cali Gacal ayaa sheegay in dhammaan Gaadiidleyda looga baahan yahay in ay galaan ceymis Taasi oo Agaasimaha uu ku sheegay in ay Faa’iido weyn ay utahay Gaadiidleyda.

Agaasimaha ayaa sheegay in Ganacsatada Gaadiidka ay qasab ku tahay in Ceymiska ay galaan isagoo Amar ku siiyay Ciidanka Taraafikada in ay gacanta ku soo Dhigaan Cidii fulin weyday Amarkaani Cusub.

Taliyaha Ciidanka Waddooyinka Cabdinaasir Dalab ayaa sheegay in Ciidamada Taraafikada Amar Buuxa lagu siiyay in ay Fuliyaan Howshaasi loo igmaday ee ku aadan in ay gacanta ku soo dhigaan Gaadiidleyda aan Amarkaan Fulinin.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

Related posts

XOG: Olale ka dhan ah Maamulka Jubbaland , oo ay Wadaan Siyaasiyiin caan ah oo ka socota Nairobi.~Akhriso~

admin

Top News” Dhageyso: Dowlada Soomaliya oo Xaqiijisay in Hubka ay Qabatay Dowlada Australia in loo Waday Ururka Alshabaab

admin

Daawo: Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Xaliimo Yareey oo Kismaayo ku sugan ayaa sheegtay in….

admin