Animation

TOP NEWS: Dhageyso Taliska Ciidanka Milatariga Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo Shaaca ka qaaday in ay…..

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 10:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Axmed Maxamed Maxamuud Tareedisho oo kamid ah saraakiisha Ciidanka xooga dalka ee gobalada Hiiraan iyo Galgaduud oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu ka warbixiyay howlgalo ay kula wareegeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobalada Hiiraan iyo Galgaduud kuwaasi oo ay ka arimi jireen Xarakada Alshabaab.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Tareedisho ayaa sheegay in Ciidanka Xooga dalka ay horumaro la taaban karo ay ka gaareen dagaalo xarakada Alshabaab kula galeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan labada gobol isagoo xusay in howlgakaasi inta ay ku guda jreen ay dhinacooda kaga dhibnteen siduu hadalka udhigay 30 Askari 60 kalena ay kaga dhaawacmeen howlgaladaasi.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.