Animation

TOP NEWS: Dhageyso: Shalay waxa ay aheyd Badda soomaliya Maantana hawada Soomaliya ayaa qarka u saaran in lala wareego

no responses
Wednesday February 15, 2017 - 3:09 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maalmihii u dambeeyey waxaa soo xoogeysanayay hadal heynta qorshe la doonayo in maamulka Hawada Soomaaliya lagu wareejiyo Dowlado Shisheeye, halka qorshu uu markii hore ahaa in dowladda Somalia lagu wareejiyo, qalabkii howshaa fududeyn lahaana la geeyay magaalada Muqdisho.

Maareeyaha duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya Cabdiwaxid Sheekh Cumar ayaa ka mid ah dadka ka cabsi qaba in qorshaasi la saxiixo iyadoo laga faa’iideysanayo xilli kala guurka ee Soomaliya ay ku jirto.

Maareeya ayaa sheegay in hawada soomalia hada ay gor gortan ku jirto loogana baqdin qano in dalal kale ay qandaraaskaas galaan.

Halkaan ka dhageyso codka