Animation

TOP NEWS: Dhageyso Puntland oo Jawaab Kulul siisay Wasiir Maareeye Kadib Markii uu ku dhawaaqay in Galkacyo la geyn doono Ciidama ka socda……

no responses
Wednesday October 12, 2016 - 7:08 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Hadal ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Soomaliya Maxamad Cabdi Xayir Maareeye oo ku aadana in Galkacyo la geyn doono Ciidamo ka socda Dowlada Federaalka si ay u kala dhexgalaan Ciidamada Halkaa ku dagaalamo markasto.

Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta & Dalxiiska ee Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo goor dhaweyd ku qabtay Shir Jaraa’id magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in marar badan lasoo weeraray Gaalkacy, duulaan ay soo qaaday dawladda Faderaalka, Argagixisada & Al- Shabaab.

Wasiirku wuxuu sheegay in mararkaas oo dhan ay Puntland ku jirtay raadinta Midnimada Ummadda Soomaaliyeed, balse taasi lala garan waayay mar kastana ay qolo gaar ah eeganaysay danaheeda gaarka ah.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka