Animation

TOP NEWS: Dhageyso Nabad Sugida Jubbaland oo War ka soo saartay Howlgaladii ugu Dambeeyay ee Ciidanka Jubbaland ay ka Fuliyeen Deegaanada…..

no responses
Thursday September 15, 2016 - 7:18 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Iyadoo Maalmihii Ugu Dambeeyay Ciidanka Jubbaland ay Howlgal Balaaran ku qaadeen Wuqooyiga Magaalada Kismaayo Deegaano ku yaala ayaa waxaa Howlgalkaasi ka hadlay Hye’adda Nabad sugida Jubbaland.

Afhayeenka Nabad-Sugida Jubbaland Axmed Maxamuud Maxamed Axmed Carab oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu ka warbixiyay Howlgaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Jubbaland ay qaadeen.

Axmad Carab waxa  uu sidoo kale ka hadlay Qaraxii ka dhacay Duleedka Kismaayo oo lala beegsaday Gaari shacab ah oo qudaar usoo waday Magaalada Kismaayo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Shirka Jaraa’id oo Dhameystiran