Animation

TOP NEWS: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo uu ka Hadlay Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan????

no responses
Sunday October 23, 2016 - 4:00 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo Ka Hadlayaay Habka loo Baahanyahay in ay u Wada Shaqeeyan Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada qeybta ah Federaalka ayaa waxa uu sheegay in Isku dhex yaac Badan uu ka jiro Nidamka hada Lagu wada shaqeeyo.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay Mas’uuliyada guud ee Dalka in uu saaran yahay Dowladda dhexe Wixii ka soo haraana ay tahay in ay dhameystiraan Dowlad Goboleedyada.

” Dowlada waxaa looga baahanyahay in ay Hagaajiso Siyaasada difaaca, mida arrimaha dibadda Taasina ay Dowlada ka saarantahay Waajibaad Qaran.

Ugu Dambeyn Madaxweyne ku Xigeenka ayaa ku baaqay in Si wada jir ah Danta looga wada shaqeeyo si Wadanka uu u gaaro Guulo iyo Horumar la taaban karo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka