Animation

TOP NEWS: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo Saakay ka Cusub Dagmada Garbahaarey Xili Maamulka Dagmada uu sheegay in ay …..

no responses
Sunday October 2, 2016 - 8:13 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Iyadoo Maalintii Shalay Qarax Qarax xoogan uu ka dhacay Dagmada Garbahaarey ayaa waxa soo baxaya faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan qaraxaasi iyo Howlgalo lagu baadi goobaayay dadkii qaraxa ka dambeeyay.

Maamulka Dagmada Garbahaareey ayaa sheegay in Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada ay u soo qab qabteen Tiro dad ah oo looga shaki qabo in qaraxa ay masuul ka ahaayeen.

Taliyaha Booliska Garbahaarey Maxamuud Cali Axmed  ayaa sheegay in Qaraxii Shalay ka dhacay Degmada Garbahaarey loo soo qabtay Dad lala Xariirinayo in ay yihiin Al-shabaab.

Qaraxii shalay Inta la Xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay ilaa afar Ruux oo Shacab aha sida la sheegay.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka