Animation

TOP NEWS: Dhageyso Jubbaland oo ku Dhawaaqday Arin aad Muhiim ah oo Mudo laga sugaayay in ay Shaaciso.. Tollow Maxay tahay????

no responses
Sunday November 6, 2016 - 10:17 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay Waqtiga rasmiga ah ee ay Bilaabi doonan Doorashada Xildhibaanada Soo socda qeybta Jubbaland ay ku leedahay.

Gudoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland Maxamuud Xasan Cali ayaa sheegay in 10 bishaan ay noqon doonto maalinta ay si rasmiga ah u bilaabi doonaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddoomiye ku Xigeenka ayaa xusay in Jubbaland waqti dheer ay ku qaadatay Soo Xulista Ergooyinka iyo weliba Xereyntooda Balse -ka Bishaan ay Rajeynaya in Doorashada ay Bilaabato.

Maamulka Puntland ayaa Noqday Maamulkii ugu Horeeyay ee Deegaanadiisa ka Bilaaba Doorasada Xildhibaanada Aqalka Hoose waxaana Maalintii shalay Garoowe si Rasmi ah kaga bilowday Doorashada Xildhibaanada.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.