Animation

TOP NEWS: Dhageyso Galmudug oo si ka duwan maamulada kale uga hadashay guusha uu madaxweyne farmaajo ka gaaray xasan shiikh

no responses
Thursday February 9, 2017 - 12:04 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka galmudug maxamad xaashi carabey oo warbaahinta kula hadlay magaalada cadaado ayaa waxa uu sheegay in galmudug ay aad usoo dhaweyneyso madaxweynaha cusub ee dowlada federaalka maxamad c/llahi farmaajo.

Xaashi carabey waxa uu sheegay in Maamulka galmudug iyo shacabkiisa meelkasto ay joogaan in ay bogaadin u dirayan madaxweyne farmaajo waxaana uu rajo wanagsan ka muujiyay in madaxweynaha uu waxbadan ku dadaali doono midnimadda ummadda soomaliyed.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

” Anigoo ku hadlaya magaca dowalda galmudug iyo shacabkeeda ku sugan gudaha iyo dibadda waxaan hambalyo u direena madaxweynaha cusub ee soomaliya maxamad c/kkagu farmaajo waana shaqsi horay loo soo tijaabiyay mudadii 6-da bilood ee dalka uu ra’isul wasaaraha ka ahaay uu wax badan qabtay waxaana ka rajeyneynaa in uu sidaas iyo si ka wanagsan uu dalka wax ugu qabto” ayuu yiri xaashi carabey.

Halkaan ka dhageyso codka

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.